English

Waxbarashada ee caalamka ee af soomaliga

Lahjoita Af-Soomaali

€10.00

Product description

Tabarucaadaada waxaad ku garab siineysaa mashruuca waxbarashada ee caalamka, mashruucaan wuxuu kobcinayaa xiriirka ka dhexeya dhalinyarta soomali ee ku dhashay ama ku koray finland iyo wadankooda soomalia. Waxaan soo bandhigeynaa qalaabo aad u fiican oo ku saabsan arrimaha horumarinta caalamiga ah, sababaha qaxootiga, isbedelka cimilada, ilaalinta deegaanka, dib u warshadaynta iyo horumarka waara. Mashruucaan wuxuu siinayaa carruurta iyo dhallinyarada ku hadasha afka Soomaaliga fursad ay ku bartaan arrimahan muhiimka ah afkooda hooyo.

Suomen Somalia-verkoston lahjoitus- ja kannatusjäsenmaksukauppa