English

Qalab tababar xirfadeed

Himilo – nuorten työllisyys- ja yrittäjyyshanke

€15.00

Includes a digital download
Report content
Product description

Xirfadda iyo nolol-maalmeedka laftiisa ayaa ah shuruudaha mustaqbalka wanaagsan, waana arimaha ayuu dhallinyarada ku daryeeli karo naftiisa iyo qoyskiisa. Si kastaba ha ahaatee, Geeska Afrika, waxaa jira fursado yar oo lagu baran karo farsamada gacanta. Caawimaadkaan garab waxaad ku siinaysaa ardayda in ay helaan buugag, qalab iyo inta looga baahanyahay waxbarashada xirfadda. Dhalinyarta waxa ay baranayaan xirfadahaan; koronto, dhismo, elektroniga, harqaanka iyo farsamada beeraha iyo makhaayadaha.

Suomen Somalia-verkoston lahjoitus- ja kannatusjäsenmaksukauppa