English

Tababar xirfad ee arday dhalinyar

Himilo – nuorten työllisyys- ja yrittäjyyshanke

€250.00

Includes a digital download
Report content
Product description

Dhalinyartu waa mustaqalka geeska afrika laakiin shaqa la’aanta dhalinyarta oo aad usareeysa, ayaa mugdi galineysa qorshooyinkooda mustaqbalka. Gaar ahaan gabdhaha iyo dadka kasoo jeeda beelaha la heeyb sooco iyo barkacayaasha dalka gudihiisa wey ku adagtahay in ay waxbarashada ka qaybgalaan. Tabaarucaadkaan waxaad garab ku siineysaa arday in ayuu barto xirfad ayuu ku shaqeysankaro, tusaale ahaan: koroonto, tuubada, sameynta elektrooniga, harqaanle, shaqada dhirta iyo shaqooyinka makhaayadaha. Waxaana dheeraad ku ah barashada ganacsiga, taas oo kordhineysa aqoonta ganacsiga si uu ardayga shaqsi u furto ganacsi.

Suomen Somalia-verkoston lahjoitus- ja kannatusjäsenmaksukauppa